TBD
Stories told across the centuries.Sheekooyin qarniyo badan soo jiray.A tortoise races a hare. A mouse comes to a lion’s rescue. A fox reaches for grapes he cannot have. For centuries, Aesop’s fables have travelled between countries and languages, finding new tellers and new readers.This collection brings together one hundred of those stories in English and Somali, side by side. Their quick turns, familiar characters and glimpses of human nature belong to a storytelling tradition shared across generations.Diin iyo bakayle ayaa tartamaya. Jiir yar ayaa libaax u gurmanaya. Dawaco ayaa isku dayaysa inay canab gaarto. Qarniyo badan ayay dadku meelo iyo afaf kala duwan ku soo gudbinayeen sheekooyinkii Aesop.Buuggan waxaa ku jira boqol ka mid ah sheekooyinkaas, oo Ingiriisi iyo Af-Soomaali ku qoran. Sheekooyinku way gaaban yihiin, jilayaashooduna waa kuwo la xusuusto. Dabeecadahooda ayay dadku naftooda ka dhex arki karaan.